Xaaji
iOS app by XAAJI LLC. Travel · XAAJI LLC
- Store rating
- 5 / 5
- Store rating count
- 1
- Download price
- Free to download
- In-app purchases
- Unknown
- Version
- 0.48.06
- Listing last refreshed
- 2026-09-14
View the original store listing
Store description excerpt
Xaaji waa Taxi ku shaqeeya Aapka waa taxi aad ka dalba karta meelkast aad ka joogto magaalada sida hoteelada, Airporada, Bars ka , Aroosyada Xafladaha Aqalinjabinta Jaamacadaha, Dugsiyada waxbarashada, Garoomada lagu ciyaaro Shirarka Maqaayadaha Dukaamada, Suuqyada Moolalka Carwooyinka, Masaajidada, Moqlacyada, iyo meel kasta aad ku sugan tahay u yeero haaji taxi. Haaji Taxi waxaa uu ku shaqeeyaa APP ka sidoo kale Haaji waxaa kasoo waca kartaa ama soo garaaci kartaa xaaji Taxi Teleefanka +25261 0600007 ama Call Center ka . Haaji waxaa uu leeyahay App Casri ah oo aad kala xiriiri karto Darawalkaaga Xaaji udiri kartaa Text Message amd ka waci kartaa telkaaga waa ogaa kartaa darawalkaaga halka uu soo socda haddaba balanteenu waa haaji Taxi amaano iyo nabad.
Review coverage
AppRill has captured 0 reviews for this app. This is a collected sample, separate from the store rating count. Latest review capture: Not captured yet.
Recent captured chart positions
No chart positions have been captured for this app yet.
Chart position, rating count and review coverage do not establish downloads, revenue or profit. Understand the differences.