Rikaab

iOS app by Rikaab app. Travel · Rikaab app

Store rating
3.31 / 5
Store rating count
67
Download price
Free to download
In-app purchases
Unknown
Version
1.2.51
Listing last refreshed
2026-09-13

View the original store listing

Store description excerpt

Qaabka is diiwaangalinta -Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa. Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo r 1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Qaabka is diiwaangalinta Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab 1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab. 2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara. 3-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay. 4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy. 5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa. 6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray. 7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga. 8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka. 9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka. 10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen. . 2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara. 3-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay. 4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy. 5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa. 6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray. 7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga. 8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka. 9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka. 10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen. Shopping with Rikaab is quick, convenient and trouble-free. You can shop for the desired product right from the comfort of your home and get them delivered straight to your doorstep. Download Faras, the free online shopping app on your iOS devices and get access to over 65 million products ranging from smartphones, tablets to laptops, food, t-shirts, sneak

Review coverage

AppRill has captured 0 reviews for this app. This is a collected sample, separate from the store rating count. Latest review capture: Not captured yet.

Recent captured chart positions

No chart positions have been captured for this app yet.

Chart position, rating count and review coverage do not establish downloads, revenue or profit. Understand the differences.