OROD

iOS app by Mohamedamin Salad. Travel · Mohamedamin Salad

Store rating
0 / 5
Store rating count
0
Download price
Free to download
In-app purchases
Unknown
Version
1.0.7
Listing last refreshed
2026-09-15

View the original store listing

Store description excerpt

Orod waa app aad ku dalban karto gaadiid ama aad ku diri karto xamuul gudaha Muqdisho. Sidee ayuu u shaqeeyaa? 1. Geli meesha aad rabto inaad tagto. 2. Arag qiimaha safarka ka hor intaadan dalban. 3. Xaqiiji dalabkaaga. 4. Darawalkaaga ku arag mapka. 5. Marka uu kuu yimaado, safarka bilow. 6. Marka aad gaarto meesha aad rabtay, ku bixi EVC Plus. 7. Qiimee darawalkaaga marka safarku dhammaado. Orod waxa kale oo aad ku heli kartaa: • Dirista xamuulka • Wicitaan iyo farriimo aad la wadaagto darawalka • Taariikhda safarradaada • Qiime cad ka hor intaadan dalban Orod waxaa loo sameeyay dadka Soomaaliyeed.

Review coverage

AppRill has captured 0 reviews for this app. This is a collected sample, separate from the store rating count. Latest review capture: Not captured yet.

Recent captured chart positions

No chart positions have been captured for this app yet.

Chart position, rating count and review coverage do not establish downloads, revenue or profit. Understand the differences.