Orod Darawal

iOS app by Mohamedamin Salad. Travel · Mohamedamin Salad

Store rating
0 / 5
Store rating count
0
Download price
Free to download
In-app purchases
Unknown
Version
1.0.7
Listing last refreshed
2026-09-13

View the original store listing

Store description excerpt

Orod Darawal waa app-ka darawallada Orod. Ku noqo online, aqbal dalabyada kuu dhow, oo arag lacagta safar kasta ka hor intaadan aqbalin. Sidee ayuu u shaqeeyaa? 1. Codso inaad noqoto darawal Orod. 2. Marka lagu ansixiyo, ku noqo online. 3. Arag dalabyada kuu dhow. 4. Aqbal ama diid dalabka. 5. U soco meesha macmiilku joogo. 6. Marka aad timaado, riix “Waan imid”. 7. Bilow safarka oo gaarsii macmiilka meesha uu rabo. 8. Marka safarku dhammaado, xaqiiji lacagta EVC Plus. Orod Darawal waxa kale oo aad ku heli kartaa: • Dakhaalahaada maalinlaha ah iyo toddobaadlaha ah • Tartan toddobaadle ah iyo abaalmarinno • Wicitaan iyo farriimo aad la wadaagto macaamiisha Orod Darawal waxaa loo sameeyay darawallada Soomaaliyeed.

Review coverage

AppRill has captured 0 reviews for this app. This is a collected sample, separate from the store rating count. Latest review capture: Not captured yet.

Recent captured chart positions

No chart positions have been captured for this app yet.

Chart position, rating count and review coverage do not establish downloads, revenue or profit. Understand the differences.