NAJASHI

iOS app by TABAARAK ICT SOLUTIONS. Business · TABAARAK ICT SOLUTIONS

Store rating
0 / 5
Store rating count
0
Download price
Free to download
In-app purchases
Unknown
Version
1.0.3
Listing last refreshed
2026-09-14

View the original store listing

Store description excerpt

Najashi waa suuq ganacsi oo caalami ah kaasoo la aasaasay 2018, sidoo kalena loogu talagalay in oo horumar balaaran ka sameeyo suuq geynta badeecoyinka kala duwan. Ahmiyada loo aas-aasay suuqaan ayaa ah in wax laga bedelo hanaanka qadiimiga ah ee bulshadeenu wax u gadato, kaasoo ah mid aan saameyn badan leheyn. Najashi ayaa fursad u siinaya ganacsiyada yar yar iyo kuwa waaweyn iney ku iibiyaan badeecoyinkooda, isagoo u damaanad qaadaaya in oo u sameyn doono suuq geyn balaaran sidoo kalana oo macmiilka wax iibsaday guriigsa ugu geyn doono shayga oo ka iibsaday ganacsiyada isticaama adeegaan. Najaashi ayaa ka kooban 2 qeybood oo kala ah :- 1- Baqaarle (online store) : waxaad ka heli doontaa dhamaan ganacsiyada gaarka loo leeyahay ee ka jira gudaha dalka kuwaas oo aad ka iibsan doonto alaabta aad u bahan tahay adiga oo gurigaaga jooga. qiimuhu waa mid ku raali geliya sheyguna wakii aad rabtay. 2 - Geyn (Delivery): waxaa laguu keeni doona dhamaan alaabta aad ka iibsatay adeega Najashi iyado lagaaga soo qaadi doono ganacsigii aad ka iibsatay iyadoo laguugu keeni doono hoygaaga. Najashi Ma aha kaliya suuq geeye ee waa isku xiraha iyo fududeeyaha baahida bulshada.

Review coverage

AppRill has captured 0 reviews for this app. This is a collected sample, separate from the store rating count. Latest review capture: Not captured yet.

Recent captured chart positions

No chart positions have been captured for this app yet.

Chart position, rating count and review coverage do not establish downloads, revenue or profit. Understand the differences.