HomeLight
Android app by Eng. Hafsa Said Ali. Productivity · Eng. Hafsa Said Ali
- Store rating
- Unknown
- Store rating count
- Unknown
- Download price
- Free to download
- In-app purchases
- Not listed in captured metadata
- Version
- 2.11
- Listing last refreshed
- 2026-09-12
View the original store listing
Store description excerpt
HomeLight waxay bixisaa adeegyo kala duwan oo gurigaaga ka dhigaya mid raaxo leh, nadiif ah, oo si wanaagsan loo daryeelay. Waxaan isku darnaa adeegyo badan hal meel si aan kaaga badbaadino waqti iyo kharash. Adeegyada aan bixino: 🚚 Adeegyada Guurista (Moving Services) Guurista gudaha magaalada iyo dibadda Qaadista iyo keenista alaabta guriga Shaqaale xirfad leh oo si taxaddar leh u qabta guurista 🚰 Dayactirka Tuubooyinka (Plumbing Services) Hagaajinta daadadka iyo biyaha xirma Rakibidda qalabka biyo-gelinta Ka hortagga dhibaatooyinka biyo-mareenka ⚙️ Dayactirka Qalabka (Appliance Repair) Hagaajinta qaboojiyaha, makiinada dharka, foornooyinka iwm. Tijaabinta iyo beddelka qalabka dhaawacmay Adeegyo degdeg ah oo guriga laguugu yimaado 🎨 Rinjiyeynta (Painting Services) Rinjiyeynta gudaha iyo dibadda Qurxinta gidaarka iyo naqshadeyn cusub Rinjiyeynta xirfad leh oo tayo sare leh 🧹 Nadaafadda (Cleaning Services) Nadiifinta guriga oo dhameystiran Nadaafadda maalinlaha ah iyo adeegyo joogto ah Nadaafadda xafiisyada iyo goobaha ganacsiga 👕 Dhaqida Dharka (Laundry Services) Dhaqida iyo qalajinta dharka Dhabar-dhigid (ironing) iyo habeynta dharka Qaadista iyo keenista dharka (pick-up & delivery)
Review coverage
AppRill has captured 0 reviews for this app. This is a collected sample, separate from the store rating count. Latest review capture: Not captured yet.
Recent captured chart positions
No chart positions have been captured for this app yet.
Chart position, rating count and review coverage do not establish downloads, revenue or profit. Understand the differences.