Hiil Data

Android app by Xidig Tech. Business · Xidig Tech

Store rating
Unknown
Store rating count
Unknown
Download price
Free to download
In-app purchases
Not listed in captured metadata
Version
1.1.3
Listing last refreshed
2026-09-12

View the original store listing

Store description excerpt

Hiil Data waa adeeg kuu fududeynaya inaad si dhaqso leh oo ammaan ah uga iibsato xirmooyinka internetka shirkadaha dalka. Waxaad si sahlan uga dooran kartaa: shirkadda adeega xirmada internetka qiimaha kugu habboon lambarka lagu shubayo Hiil Data App wuxuu kaa caawinayaa: inaad si fudud u aragto xirmooyinka la heli karo inaad si degdeg ah u sameyso dalab inaad la socoto xaaladda dalabkaaga inaad hesho adeeg nidaamsan oo fudud in la isticmaalo Astaamaha app-ka: muuqaal nadiif ah oo fudud dalab sameyn degdeg ah xulashooyin badan oo xirmooyin ah la socodka dalabka iyo xaaladdiisa adeeg ku habboon isticmaalka maalinlaha ah Hiil Data App waxaa loogu talagalay inuu kuu sahlanaado helitaanka adeegyada data-da si degdeg ah, ammaan ah, oo hab casri ah

Review coverage

AppRill has captured 0 reviews for this app. This is a collected sample, separate from the store rating count. Latest review capture: Not captured yet.

Recent captured chart positions

No chart positions have been captured for this app yet.

Chart position, rating count and review coverage do not establish downloads, revenue or profit. Understand the differences.