Dariishad
Android app by Dariishad. Lifestyle · Dariishad
- Store rating
- Unknown
- Store rating count
- Unknown
- Download price
- Free to download
- In-app purchases
- Not listed in captured metadata
- Version
- 1.4.9
- Listing last refreshed
- 2026-09-16
View the original store listing
Store description excerpt
Dariishad – Your Day-to-Day App Dariishad waa app casri ah oo aad ka heli karto adeegyo kala duwan oo muhiim ah hal meel gudaheeda. Waxaa loogu talagalay inuu fududeeyo nolol maalmeedkaaga, isagoo isku daraya adeegyo waxbarasho, madadaalo, iyo adeegyo kale oo muhiim ah. Qaar kamid ah adeegyada aan bixinno: Recharge Services Si fudud uga shubo adeegyada internet-ka ee ay bixiyaan shirkadaha ugu waaweyn dalka, adigoo helaya hab degdeg ah oo la isku halleyn karo. Books Ka hel buugaag kala duwan oo isugu jira kuwa bilaash ah iyo kuwa lacag ah. Akhri buugaag kala duwan meel kasta. Ku biir rukumo bille ah si aad u hesho dhammaan buugaagta. Adeegyo dheeraad ah waxaa kamid ah Somali audio oo aad ku dhageysan karto buugaagta iyo offline reading oo kuu ogolaanaya inaad akhriso adigoon internet u baahnayn. School Revision Hel muraajaco dhamaystiran oo loogu talagalay fasalka 8aad iyo fasalka 12aad. Waxaad heli doontaa casharro video ah, buugaag waxbarasho, iyo imtixaanadii dowliga ahaa ee sanadihii hore dhammaan maadooyinka. Customer Support Hel caawin joogto ah 24 saac maalintii si aad u hesho taageero degdeg ah oo dhamaystiran. Maxaad u dooranaysaa Dariishad Interface fudud oo si sahlan loo isticmaali karo Adeegyo kala duwan oo hal meel ku wada jira App fudud oo degdeg ah oo la isku halleyn karo Ku habboon ardayda, akhristayaasha, iyo qof kasta oo raba adeegyo casri ah Download Dariishad maanta oo ka faa’iidayso adeegyo badan hal app gudaheeda.
Review coverage
AppRill has captured 0 reviews for this app. This is a collected sample, separate from the store rating count. Latest review capture: Not captured yet.
Recent captured chart positions
No chart positions have been captured for this app yet.
Chart position, rating count and review coverage do not establish downloads, revenue or profit. Understand the differences.