Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan
Android app by kulmiss.com. Books & Reference · kulmiss.com
- Store rating
- Unknown
- Store rating count
- Unknown
- Download price
- Free to download
- In-app purchases
- Not listed in captured metadata
- Version
- 4.40
- Listing last refreshed
- 2026-09-16
View the original store listing
Store description excerpt
Application ka wuxuu ku saabsan yahay Axkaamta Bisha Ramdaan iyo mawduucyo kale oo la xidhiidha sida Dhacdooyinka bisha ramadaan, Zakaatul Fidriga & sidoo kale Ducooyin kasoo arooray Nabiga (s.c.w). Waxaa kale oo aad applicationka ku diyaarsan suaalo ku saabsan bisha ramadaan oo aad ku tijaabin karto aqoontaada ku aadan axkaamta ramadaanka. Macduucyada uu ka hadlayo buugan waxaa kamid ah kuwa hoos ku xusan: Waa Maxay Soon ? Taariikhda Soonka Waajibnimada Soonka Arimaha Waajibiya Soonka Soonka La iska Reebay Ducada Markay Bil Dhalato Fadliga Soonka & Aadaabta Ruuxa Sooman Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan Shuruudaha Soonka Waxyaabaha Soonka Jabiya Arkaanta Soonka Sunnooyinka Soonka Ducada Marka la Afuro Ducada Ruuxa Afur Lasiiyo Laylatul Qadri Calaamadaha Laytul Qadri Zakaatul Fidriga Ciidul Firdiga Gabagabo & Gunaanad Fadlan Ra'yigaada nala wadaag adigoo noogu soo diraya Emailka hoos ka muuqda ama numberka WhatsAppka ee ku jira gudaha applicationka. Mahadsanid Email: info@kulmiss.com
Review coverage
AppRill has captured 0 reviews for this app. This is a collected sample, separate from the store rating count. Latest review capture: Not captured yet.
Recent captured chart positions
No chart positions have been captured for this app yet.
Chart position, rating count and review coverage do not establish downloads, revenue or profit. Understand the differences.